Madaxweyne Deni oo la kulmay Taliyaasha Booliiska Puntland Amarna siiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland . Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Mudane Cabdisamad Gallan, Taliyaha Ciidanka Booliska Mudane Gen. Maxamed Cali Xaashi, Taliye-xigeennada iyo qeybaha kala duwan ee Saraakiisha Ciidanka Booliska. Madaxweyne Siciid Deni ayaa warbixin Amni iyo shaqada … Continue reading Madaxweyne Deni oo la kulmay Taliyaasha Booliiska Puntland Amarna siiyay (Sawirro)